U bood nuxurka

Smartphone

Ka Wikipedia
Samsung Galaxy Z Fold & Z Flip
Motorola RAZR XT

Smartphone (Af-Carabi: هاتف ذكي, Af-Soomaali: Taleefanka casriga) waa magac law guyero gar kamida tilifonada cusub oo ku shaqaysa sistamyada hormarsan, smartphone waa magac law guyero gar kamida tilifonada cusub oo ku shaqaysa sistamyada hormarsan.

Inta uu badan nah tilifonadan waxay kushaqeyan dhalo tabasho, sharikadaha tilifonada sameya'na xal lagamagarin smartphon's ka tilifonada lo bixinayo, waxa kamid'ah kuwo umaleya smartphone tilifonada internet iyo Email'ada dirikara ona furkiara malaf'yada office ona leh keybord dhamaystiran QWERTY, bes tilmanshada ugufican oo ugu yelitan badan wa tilifonada kushaqeya sistamyadan: iOS, Android, BlackBerry OS 10.

Magacyada taleefannada casriga ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Apple iPhone
  • Techno
  • Nokia
  • Motorola
  • Sony
  • iwm.